

Ardayda Qalinjebisay Netherland Class 2020
Mahadsanidiin dhamaan Ardayda qalanjabisay sanadka ee nala wadaagtay Sawiradda iyo magacyadooda Choekria Ali Mohammed Raisa Hassan Sihaam Gedow Yahya Cabdi Yacquub Cabdi Farax Abdulkadir Samiyo Abdi raxmaan Ubax Cabdikariim Ashraf Osman Mohamed Mustafa Aanis…

HONORABLE CERTIFICATE FROM THE SOMALIA GOVERMENT
Anigoo ku hadlaya magaca Maamulka iyo Xubnaha Ururka Xidig, Waxaan mahadcelin ballaaran halkan ugu Soo gudbinayaa Wasaaradda Dhallinyarada iyo cayaaraha, iyo masuuliyiinteeda oo ay hormuud u tahay, Marwo Khadiija Mohamed Diiriye, guddoonsiinta shahaada sharafkan Ururka…

Xidig Academy oo la daahfuray Hoyga Aqoonta
Waxaa la daahfuray Websiteka Xidigacademy! Xidig Academy waxay ka mid tahay urur hooseedyadda hoos imaaadda dallada ururadda Xidig organisation. taas oo hadafkeedu yahay sidii uu kaalinta dhallinyarda Soomaaliyeed kor ugu qaadi lahaayeen. XidigAcademy waa Hoyga…